Home Wararka Toogasho iyo Kala Carar Ka Dhacay Muqdisho (Yaa lagu Dilay)

Toogasho iyo Kala Carar Ka Dhacay Muqdisho (Yaa lagu Dilay)

2699

Wararka naga soo gaaraya degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaasi lagu dilay nin la sheegay in uu ahaa Gudoomiye Laameed ka tirsan degmada Waaberi.

Dilka ayaa waxaa geystay Kooxo hubeysan oo la sheegay in ay saarnaayeen Mooto.

PROMOTED CONTENT by Mgid

Play The Biggest US Lottos From Anywhere
Ninka la dilay ayaa Caan ka ahaa degmada Waaberi, waxaana la sheegay in uu sanadyadii dambe ahaa Gudoomiye Laameed.

Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday sida ay Xaqiijiyeen dadka degaanka.

Ciidamada Ammaanka ayaa halkaasi soo gaaray, waxaana ay bilaabeen Howlgallo.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here