isticmaalka Tubaakada oo Muqdisho Kusoo Badatay iyo Dhalinyaarada Cuna oo Ka Sheekeynaya (Daawo Muuqaalka)

Taabuu waa tubaako aan dhicin isticmaalka ka hor iyo kadib waxa la qiyaasaa iney soo baxday horaantii 1930-kii iyadoo sibaaba kala duwan ugu faaftay wadamada caalamka,

Dalalka ugu badan ee laga isticmaalo waxa lagu shega Hindia iyo Chena balse sanadadii ugu danbeyay waxa siweyn looga isticmaala somaaliya waxana ugu badan ee isticmaala dhalinyarada,

Qaar kamid ah dhalinyarada isticmaala Taabuu ama tubaakada ayaa shegay in siyaaba kala duwan loo isticmaalo waliba xiliyada dhalinyarada ay ciyaaraan kubada cagta xiliga ay daremayaan caajiska maadaama laga helo fir fircooni,


Waqti hore ayaa bilaabay isticmaalka tubaakada waliba xiligii aan ardaga ahaa ayaa isticmaali jiray macalinka iyo ardada isma fahmi jirin amigo marka isticmaalo daremayay fir fircooni’’ ayuu yiri mid kamid ah dhalinyarada muqdisho oo isticmaala tubaakada.

Bahda caafimaadka oo wax laga weydiiyay ayaa shegay in cudura halis ah sababi karto isticmaalka Taabuuga ama Tubaakada iyago kaga digay dhalinyarada xiligaan isticmaasho,


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT