Home Muuqaalo DAAWO : Wararkii ugu Dambeeyay ee Muqdisho iyo Dowlada oo Mucaaradka Xal...

DAAWO : Wararkii ugu Dambeeyay ee Muqdisho iyo Dowlada oo Mucaaradka Xal u Raadineeso..

991

Wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaarayo Magaalada muqdisho ayaa shegaya in wax denbi ah lagu wayay siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur Warsame Maxkamada Gobalka Banaadirna ay amartay in lasii daayo,

Warar hoose ayaa shegaya in masuuliyiin ka tirsan xeer ilaalinta ay kasoo horjesten siideynta Cabdiraxmaan Cabdishakur in kasto wali Madaxda dowlada aysan ka hadlin waxana laga yaaba iney ka hadlaan saacadaha soo socda.

Hase ahaate Madaxda Maamul Gobaledyada ayaa dowlada dhexe kaga digay caburinta la saarayo siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowlada sharcigana uusan dhigen arintaasi oo mararka qaar sababi karto xiisade siyaasadeed inu galo Dalka.

Geesta kale al.shabaab iyo ciidamada Puntland ayaa lagu soo waramaya inu dhexmaray degaal xoogan lamana oga wali khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay werarkaasi.

SHARE