Home Arimaha Bulshada SIR CULUS : Dowlad Caan ah oo Amartay in la Weeraro Guriga...

SIR CULUS : Dowlad Caan ah oo Amartay in la Weeraro Guriga C/raxmaan C/shakuur iyo Ceeb Taagan..(Akhriso Warbixinta)

3084

Sirta la helay oo Shabakada Allbanaadir News si hoose u ogaatay ayaa sheegeysa in Dawlada Qatar ay ka dambeyso dhabar jebinta lagu sameenayo dhinacyada Khaliijka La Safan Ee jooga Muqdisho.

Siyaasiyiin Dhowr ah ayaa jeebka Lacago Kumanaan Kun Dollarka Mareykanka ugelisey si ay ukala fur furta Syo.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:
Qatar ayaa Lacag iyo Amar siiyey Mas’uuliyiin katirsan Madaxtooyada si loo xiro kuwa kasoo horjeeda Nidaamka ay wataan Ee Dawlada Ku dhex wataan.

Waxa Badweyn ay ogaatay in Saraakiil Katirsan Dawlada Qatar ay Awaamiirtaasi bixiyeen uuna fulintiisa Amray Fahad Yaasiin oo ah Fududeeyaha Qatar Arimaha Soomaaliya.

Waxay Umuuqataa in Cabdiraxmaan C/shakuur uu heli doono taageero Muuqata oo UAE kaga timaada sii deyntiisa iyo inta uu xiran yahay midood.

SHARE