DAAWO Qaabka loo Weeraray Guriga Siyaasi C/raxmaan C/shakuur…

Waxaa aad loo hadal hayaa weerar lagu qaaday Xalay saqdii dhaxe guriga Siyaasiga C.raxmaan C.shakuur waxaana weerarkaasi lagu dilay ilaa 8-Askari sidoo kale weerarkaasi waxaa xabsiga lagu dhigay siyaasiga la weeraray.


Waxaa soo baxaya xogo cusub oo ku saabsan qaabka loo weeraray si aad wax badan u Ogaato Daawo Muuqaalka.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT