Cabdiraxmaan Faroole iyo Xubno Beeshiisa ah oo Arin Khatar Ku ah Hawiye Ka Bilaabay Muqdisho…(Akhriso Warbixinta)

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa waxa uu wadaa qorshe lagu dhabar jebinayo Awooda Beel weynta Hawiye.
Waxa uu si gaar ah ula kulmay Siyaasiyiin Beesha Majeerteen kasoo jeeda oo kusugan Xamar iyagoo isla soo hadal qaaday Arimo Xasaasi Ah.

Xog ay heshay Shabakada Allbanaadir News ayaa sheegeysa in Faroole iyo Xubnaha beeshiisa Ee Shiray la isku af gartay gadaal ka toogashada kuwo awooda isku baheystay Ee Hawiyaha ah.
Waxa uu Faroole ka mid yahay Shakhsiyaadka Caadifada meel sare ka gaartay Ee Dalka muddo badan dib udhaca uhorseeday,waxaana uu heystaa Baasaboor Australia ah oo Dalka la rabin Hormar inuu gaaro.
Majeerteen ayaa ku haminaya in Puntland ay noqoto Dal ka madax banaan Soomaaliya sida ay Jabuuti uga go’day taasi oo ku bilaabatay Maamul Gobolleed Sanadkii 1998-kii,madax kala duwana ay soo mareen.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT