Home Wararka Muugaab oo Hanjaabaad Culus Jeediyay & Sir uu Qarinayay Mudo Badan uu...

Muugaab oo Hanjaabaad Culus Jeediyay & Sir uu Qarinayay Mudo Badan uu Soo Bandhigay..

3702

Gudoomiyihii Hore Ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa waxa uu soo bandhigay Sir uu muddo Qarinayey.
Waxa uu ka hadlay Muungaab intii uu xilka Xamar Hayey inay jireen Xubno uu ku sheegay inay Shabaab la shaqeenayey oo Dawladana Xasaanad ka hayey.

Duqii Hore Ee Muqdisho waxa uu sheegay in lacago lagu bixiyey in isku day dil lala rabay oo Dad Neceb Hawiye Ahaanta ay jiraan oo Dawlada xil ka haya.
Ilo wareedka la helay ayaa sheegaya in Muungaab uu Qarax udhigay Sargaal Puntland Kasoo jeeda oo Nisa Xil ka hayey kuna haminayey in uu dabar jaro Siyaasiyiinta iyo Madaxda Hawiye.
Muungaab waxa uu sheegay inay jiraan Calooshood ushaqeystayaal ka shar badan Shabaab oo Dawlada Somaaliya Xilal ka haya hadii aan la iska qabana dagaal qabiil horseedi kara.

SHARE