Home Arimaha Bulshada DAAWO Muuse Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Somaliland (Akhriso...

DAAWO Muuse Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Somaliland (Akhriso Liiska Magacyada)

1077

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirrada kaddib amrkii xilkan loo dhaariyay maalintii shalay ahayd.
Golaha Wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah xubno ku jiray Xukuumadda Siilaanyo ee xilka wareejiyay Shalay waxaana ay gaarayaan ilaa shan wasiir.

Sidoo kale Wasaaradaha uu magacaabay Muuse Biixi kama mid ah Wasiirka Madaxtooyada oo Xukuumadihii hore ee Somaliland ka ahaa midka ugu awoodda badan Golaha Wasiirrada.
Aqriso Magacyada.
Sacad Cali Chire wasiirka arimaha dibada
Yaasiin Faratoon Waxbarashada
Xasan Ismaaciil Warsame wasiirka Qorshaynta iyo horu marinta
Maxamed Kaahin arimaha gudaha
Ciise Axmed Yuusuf Cadale wasiirka Gaashaandhiga
Yuusuf Maxamed Cabdi wasiirka horu marinta maaliyada
Cabdiqani wasiirka cadaalada
Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed wasiirka diinta iyo awqaafta.
Axmed Muumin Seed wasiirka horu marinta beeraha
Cabdriashiid Xaaji Ducaale wasiirka hawlaha guud
Yuusuf Maxamuud Nuur wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada
Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi wasiirka Isgaadhsiinta iyo technology
Maxamuud xasan sacad wasaarada ganacsiga warshadaha
Hinda jaamac xirsi wasiirka arimaha bulshada iyo qoyska
Maxamed axmed maxamuud cawad wasiirka horu marinta maal gashiga.
Xasan Maxamed Cali gaafaadhi wasiirka xanaanada xoolaha
Cabdiraxmaan Cabdilaahi faarax diiriye wasiirka warfaafinta wacyi geinta iyo dhaqanka
Shugri Baandare wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga.
Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore horu marinta biyaha.
Jaamac Maxamuud Cigaal wasiirka macdanta iyo tamarta
Cabdilaahi Abokor cismaan wasiirka gaaddidka iyo horu marinta jidadka
Maxamed Xaaji Cilmi wasiirka arimaha dastuurka
Maxamed Muuse Abees wasiir xigeenka warfaafinta
Yurub Abiib Cabdi Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha
Maxamed Daahir wasiir ku xigeenka horu marinta maaliyada.
Cabdiqaadir Maxamuud dhaga wayne wasiir xigeenka waxbarashada
Cabdinaasir cCumar Cooble wasiir xigeenka horu marinta caafimaadka.
Sahal Maxamed Jaamac Faarax wasiir xigeeenka gaadiidka iyo horu marinta jidadka
Waxaa jira warar sheegaya in Axmed Ismaaciil Samatar uu diiday Wasiirka Qorsheynta Somaliland,waxaana uu doonayay Wasiirka arrimaha dibadda iyada oo Wasaaraddaas lagu celiyay Sacad Cali Shire oo horay u hayay.

SHARE