Home Arimaha Bulshada Maxaa Kala Qabsaday Dabcasar iyo Shacabka Reer Hargeysa iyo Dabcasar oo Booqasho...

Maxaa Kala Qabsaday Dabcasar iyo Shacabka Reer Hargeysa iyo Dabcasar oo Booqasho Ku yimid Magaalada Hargeysa Daawo Muuqaal Qosol Badan..

4720

waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa SHeekh Dabcasar kaasi oo maanta ka degay garoonka diyaaraha Cigaal airport waxaan halkaas si weyn ugu soo dhaweeyay shacab iyo masuuliyinta garoonka
Sheekh Dabcsar ayaa magaalada Hargeysa ku tilmaamay inay tahay magaalo gub degto waxaana uu shacabka ugu baaqay inay imadaan magaalada hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

SHARE