Home Wararka Gudoomiye Taabit iyo RW Kheyre oo Bilaabay Khiyaano Aan Hore Loo Arkin...

Gudoomiye Taabit iyo RW Kheyre oo Bilaabay Khiyaano Aan Hore Loo Arkin iyo Lacago La Bixiyay

1418

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyah Maamulka Gobolka Banaadir Thabit Cabdi ayaa waxay waayahaan dambe ahaayeen kuwo siyaasad ahaan is khilaafsanaa.
Xasan Kheyre ayaa sheegay in Dawladnimada iyo Hormarka uu yahay mid ku yimaada in loo adeego Shacabka si daacadnimo ku jirto. Waxa sii laba jibaarmay faafinta wararka dacaayada ah oo la doonayo in lagu buun buuniyo wararka lagu sheegayo inay dadka kusoo dumaan oo internet-ka la gelinayo.
Duqa Muqdisho ayaa kumanaan Dollar waxa uu ku qarash gareeyey in lagu xayeysiiyo Warsidayaasha Dalka Kenya iyadoo Mushaar R/W Kheyre ku bixiyo dhalinyaro Internet-ka faaniyo.

SHARE