Home Arimaha Bulshada DHAGEYSO : Xildhibaanada Mucaaradka oo Sheegay in uu Fashilmay Madaxweyne Farmaajo..

DHAGEYSO : Xildhibaanada Mucaaradka oo Sheegay in uu Fashilmay Madaxweyne Farmaajo..

891

Xildhibaanada Mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya ayaa sheegay Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuusan waxba ka qaban balanqaadyadii uu sameeyay Xilligii doorashadda.

Xildhibaanadaasi uu ka mid yahay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa Madaxxweyne Farmaajo ku tilmaamay mid siyaasada dalka Koox gaar ah gacanta u galiyay dhanka kalana ku fashilmay fulinta balanqaadyo dhowr ah uu sameeyay.

SHARE