Home Arimaha Bulshada DAAWO Xildhibaan Caan ah oo Si Kulul u Weeraray Siyaasiyiinta Beesha Habargidir...

DAAWO Xildhibaan Caan ah oo Si Kulul u Weeraray Siyaasiyiinta Beesha Habargidir ee Diidan Dowlada Farmaajo..

1090

Lama Filaan ku dhigay xaflad la isugu yimid C.raxmaan C.shakuur iyo Xubno Farmaajo Diidan !
Xildhibaan Abdishakuur Cali Mire oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, oo Khudbad ka jeediyey Kulan lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in 8 siyaasiyiin oo isku beel ah ey yihiin kuwa mucaaradka ku ah dowladda, isagoo afka ku dhuftay Abdirahman Abdishakuur oo markaasna goob joog ka ahaa madasha.
“Mucaaridnimada maanta Jirta waa wixii aan rabo hadaan waayo waxbaan Duminayaa, Hadii maanta mid kamid ah lasiiyo Xilka wasiirnimo, Farmaajo Nin wanaagsan ayuu Noqonayaa, C.raxmaan C.shakuur Doorasho ayuu galay waa laga badiyey, Waana sugu kari la’yahay Hada “ ayuu yiri.

SHARE