Home Muuqaalo Daawo Muuqaalka Qaban Qaabada Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland..

Daawo Muuqaalka Qaban Qaabada Xaflada Xil Wareejinta Madaxweynaha Cusub ee Somaliland..

467

Waxa Madaxtoyada Somaliland iminka ka socota qaban qaabada munaasabad ay xilka kula kala waregayaan Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud {Siilanyo}.
Munaasabadan ayaa la filaya iney ka qeyb galaan masuuliyiin ka socda beesha caalamka oo gaaray Magaalada Hargeysa iyo wakiila ka socda wadamada Ethopia iyo jabuuti iyado ay suurta gal tahay iney wafuud kale ka qeyb gasho xaflada xil warejinta.

Doorashadii bishii October ka dhacday degaanada Somaliland oo ay ku tartamen sadexda xisbi sayaasaded ee ka jira Somaliland ayaa waxa ku guulestay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo shanta sana ee soo socota hogaamin doono Somaliland.

SHARE