DAAWO Hani UK oo Ka Yaabsatay Xaliimo Gobaad iyo Ceeb iyo Fadeexad Ka Dhacday TV-ga

Fanaanda Caanka ah Hani UK oo ka qeyb gashay Barnaamijka Fanka iyo Suugan ee ka baxa Tv-ga Somali cable ayaa ka hadashay arimo badan,sidoo kale fanaanada ayaa ka hadashay xaliimo gobaad taasi oo ku eedeysay playback,
Hani Uk waxay sheegtay in xalimo gobaad noqotay qof ka maseerta heesaha ay qaado,waxayna sheegtay in ay ugu soo jawaabo hees ayada lidi ku ah heesteda,


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT