DAAWO Ciyaartii ugu Xiisaha iyo Xamaasada Badneyd oo Shalay Dhexmartay Puntland iyo Hirshabeelle & Lama Filaankii Xulka Puntland Qabsaday +YAAB

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa salay magaalada Muqdisho ku dhexmartay kooxaha ka kala socda maamul Goboleedyada dalka sida Puntland iyo Hirshabeelle.
Ciyaarta oo ahayd mid aad u adag ayaa waxay ku soo idlaatay 3-3 oo Labada koox ay isla dhaafi waayeen.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT