Akhriso 6 Tilaabo oo Guul Weyn ah oo Dowlada Farmaajo Ku Guuleysatay..

Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dib usoo celiyey 6 arrin oo muddo dalka ugu dambeysay, islamarkaana dadku raadinayeen.
Waxay dowladdan noqotay mid rajo badan gelisa shacabka Soomaaliyeed, waxaana sidoo kale laga sugayaa waxyaabo badan.
Waxyaabaha soo laabtay waxaa kamid ah:
1- In La Waayo Soomaaliya oo Deyn Raadsaneysa
2- In Soomaaliya si toos ah loogu aamino lacagaha Mashaariicda sida dhowaan dhacday
3- In Ay Dib Usoo Iftay dowladnimadii iyo qarankii burburay oo soo kabanaya
4- In shaqooyinkii dowladda ee laga carari jirey hadda loo soo cararayo
5- In Mushaarka shaqaalaha dowladda joogto loo siinayo
6- In la diyaarinayo ciidankii qaranka Difaaci lahaa, kana madax bannaan qabyaalad.
Dhammaan arrimahan iyo kuwo kale ayaa ahaa kuwo dalka ugu dambeysay burburkii dowladdii Dhexe, waxaana hada soo laabaneysa Soomaaliyadii la yaqaanay.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT