Home Arimaha Bulshada Farmaajo iyo Kheyre oo Loo Diiday in ay Shir Ku Qabsadaan Dalka...

Farmaajo iyo Kheyre oo Loo Diiday in ay Shir Ku Qabsadaan Dalka Kenya (Akhriso Sir La helay)

2005

Waxaa Xog ay Heshay Shabakada Allbanaadir News ay muujineysaa shir ay ku qabsan lahaayeen Madaxda Shirkada Som Gas And Oil Dalka Kenya La hor istaagay.
Shirkaasi waxaa soo qaban qaabiyey R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la aaminsan yahay in Saami Lacageed uu ku leeyahay Shirkadaasi.

Xogta waxaan ku ogaanay in Shirka uu ka dhici lahaa Dalka Kenya 19 ilaa 21 Bisha Maarso Ee Sanadka Soo socda 2018 balse ay jireen warbixino la gudbiyey oo muujiyey in Soomaaliya dan ugu jirin Shirkaasi sidaana loo joojiyey.

SHARE