SIR CULUS : Akhriso Gabar uu Farmaajo Abti u yahay oo Sheegtay in Mareexaan ay Sameyn Doonaan…

Shir ay iskugu yimaadeen Dhalinyaro iyo Haween kasoo jeeda Beesha Mareexaan oo ka dhacay Caasimada Dalka Ingiriiska Ee London ayaa looga hadlay Arin Xasaasi Ah.
Shabakada Allbanaadir News ayaa xog ay ka heshay Kulankaasi waxa lagu falan qeeyey Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka iyo sidii Dawlada Loo Taageeri lahaa.

Ujeedka ugu weyn shirka ayaa loo qabtay is garab taag loogu sameyn lahaa oo dhaqaale badan oo la siiyo Ciidanka Qaranka Loo Sameenayo.
Gabar uu Abti u yahay Farmaajo oo lagu Magacabao Aamina ayaa waxa la sheegay inay soo agaasimtay Shirkaan ka dhacay London oo dhaqaale Uruurin loo sameeyey Ciidanka.
Dhamaan Dadka ka qeyb galay Shirkaasi waxaa ay ahaayeen kuwo Beesha Mareexaan kasoo jeeda oo ay qaraabo dhaw la yihiin Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT