Home Arimaha Bulshada Shacabka Somaliland oo Si Layaab Leh uga Hadlay Go’aanka Trump ee Qudus...

Shacabka Somaliland oo Si Layaab Leh uga Hadlay Go’aanka Trump ee Qudus iyo Talaabada ay Qaadayaan..(Daawo Muuqaalka)

985

Shacabka Somaliland ayaa si kulul uga hadlay go’aankii madaxweyne Trump ugu aqoonsaday Qudus caasimadda Israaiil.
Qaar ka mid ah oo warbaahinta la hadlay ayaa si isku mid ah ugu soo horjeestay go’aanka Donald Trump,islamarkaana sheegay ineysan marnaba arintaasi suurta galeyn.

SHARE