Daahir Riyaale Kaahin oo Si Xun U Bahdilay Madaxweyne Muuse Biixi & Xog Lama Filaan ah oo laga helay..(AKHRISO)

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa Bahdil ku sameeyey Madaxweynaha La doortay Ee Maamulkaasi Muuse Biixi Cabdi.
Riyaale oo Hargeysa utegay Ka qeyb galka Munaasabada Caleemo Saarka Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in ay aheyd qof ka wanaagsan meesha la keeno si sarbeeb ahna ukarbaashay.
b
Kulan ay Labada Mas’uul ku yeesheen Guriga Biixi ayaa waxa kaftan iyo sheeko la isla soo hadal qaaday Sida uu ahaan jiray Madaxweynaha Cusub iyo Maqaamka uu ugu dambeyn gaaray,oo Madaxweyne loo doortay dhawaan.
Riyaale oo ay iska daba dhaw yihiin Da’ ahaan Muuse Biixi Cabdi ayaa ku kajimay Nin ciidan ah oo Madaxweyne laga dhigaa in dadka Ciqaab la kulmi karaan.
Shabakada Allbanaadir News ayaa khabar ka heshay kulankaasi waxay sheegeysaa in Riyaale uu hadyad siiyey ugu dambeyn Madaxweyne Biixi oo dhawaan si rasmi ah xilka ula wareegi doona.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT