DAAWO Shacabka Somaliland oo Ka Xumaaday Go’aankii Trump ee Qudus Kuna Baaqay Dagaal..

Tani markii oo madaxweynaha dalka mareekanka oo shaaciyay in qudus u aqoonsaday caasimada dalka israiil ayaa caro weyn kadhalatay dunida gaar ahaan dalalka islaamka ah.
Shacabka soomaaliyeed ayaa si aad ah arinkaas oga xumaaday kana dhiibtay fikradoorada waxaana qaar kood sheegeyn in dagaalkii sadaxaad haatan bilowday.

Shacabka ku nool somaliland gaar ahaan magaalada hargeysa ayaa arintaasi siweyn oga carowday waxaana soo qaateen ayado qur aan iyo waliba xadiisyo waxaana shacabka u farayn in la difaaco masaajidka barakeysan.


Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




ADVERTISEMENT