Home Arimaha Bulshada DAAWO Ronaldo oo Abaalmarinta Ballon D’or Loo Gudoonsiiyay Qaab aan Horay Cid...

DAAWO Ronaldo oo Abaalmarinta Ballon D’or Loo Gudoonsiiyay Qaab aan Horay Cid Loogu Gudoonsiin

982

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaalmarinta Ballon D’or 2017 isaga oo kaga adkaaday xiddigaha Messi iyo Neymar.
Ronaldo ayaa abaalmarintan loo gudoonsiiyay si cajiib ah oo aan horay loo gudoonsiin xiddigihii ku guulaystay iyo waliba isagu mararkii hore ee uu ku guulaystay.
Cristiano Ronaldo ayaa abaalmarinta lagu dul gudoonsiiyay Taawarka dheer ee Eiffel Tower iyada oo waliba loo soo bandhigay si aan horay loogu soo bandigin abaalmarintaan

SHARE