Home Wararka FADEEXAD : Fahad Yaasiin iyo Farmaajo oo Arin Lama Filaan ah Sameeyay...

FADEEXAD : Fahad Yaasiin iyo Farmaajo oo Arin Lama Filaan ah Sameeyay & Lacag Badan oo Laga…

3994

Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa waxay sheegeen inay jiraan iska daba wareeg badan oo ka dhex jira Nidaamka Lacagta lagu soo qaado Ee Loogu talo galay Ciidanka.
Ilo wareed ayaa Badweyn.com uxaqiijiyey in Ciidanka Dawlada ay waayeen Mushaarkoodii gaar ahaan kuwa Meliteriga Ee Xoogga Dalka.

Sargaal katirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay inay jiraan kuwo usoo dhigtay in ay dhuunta qabtaan Ciidanka Dalka iyo Dadka Difaacooda habeen iyo maalin duurka ugu jira.
Waxay Dawlada Soomaaliya ku cel celisey inay joogto noqon doonaan Mushaarka Ciidanka Balse Xog la ogaaday ayaa sheegeysa in Fahad Yaasiin iyo Farmaajo ay Lacagta Ciidanka dano gaar ah u isticmaaleen.
Ceebta ugu weyn ayaa ah in Dhaqaalaha Ciidanka Lagu fushaday Dano gaar ah oo xitaa Madaxweyne Farmaajo uu qeyb ka yahay Musuq maasuqaasi la sameeyey.

SHARE