Home Videos Xubno Ka Socda Somaliland iyo Somaliya oo Ku Kulmay Dalka Turkiga, Daawo...

Xubno Ka Socda Somaliland iyo Somaliya oo Ku Kulmay Dalka Turkiga, Daawo Waxa ay Kawada Hadleen

34

Waxaa dalka Turkiga ka dhacay Wadahadal u dhexeeyay Xubno ka socday Dawaladda Federaalka Soomaliya iyo maamulka Somaliland, Kuwaasi oo diirada lagu saaray Wadahadalkii Burburay ee horey ugu dhexeeyay, waxaana ka qayb galay Aqoonyahano.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

Dr. Bulxan oo kamid ah Xubnaha ka socday dhinaca Somaliland oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay dhankooda waxay Halkaasi la tageen iyo Kulamadii ka dhacay Turkiga, Wuxuuna xusay in loo balamay in Sadexdii Biloodba mar la kulmo, islamarkaana ilaa Afar jeer oo dambe la Kulmi doono.

SHARE