Home Arimaha Bulshada DEG DEG DAAWO : Qalbi Dhagax Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay...

DEG DEG DAAWO : Qalbi Dhagax Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Sidii loo Qabtay iyo Arin Yaab leh oo Farmaajo iyo Kheyre lagu Helay

52

Waxaa Markii ugu horeysay Cod xabsiga kasoo duubay Qalbi dhagax kaas oo Dowlada Soomaliya ay u dhiibtay Dowlada Cadowga ah ee itoobiya

RIIX HALKAN OO DAAWO MUQAALKA

Qalbi dhagax ayaa shacabka Soomaliyed ka Codsaday sidii looga Sii deyn lahaa Xabsiga waxaana sidoo kale u mahadceliyay Shacabka Soomaliyed sidii ay ugu damqadeen xarigiisa.

SHARE