DAAWO: Aabaha dhalay Mooto Bajaajlihii lagu dilay Muqdisho oo Fariin murugo leh u diray Madaxweyne Farmaajo

Dhawaan askari katirsan Ciidanka Ciidanka Dowladda Somalia ayaa muqdisho ku dilay wade Mooto Bajaajle ah kaasi oo dilkiisa uu ka dhashay banaanbax rabshado wata.
Hadaba aabaha dhala wiilkaasi ayaa maanta lahadlay qaar kamid ah warbaahinta waxa uuna fariin udiray madaxda Dowladda Somalia gaar ahaan Madaxwayne Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

ALLBANAADIR MEDIA