WARARKA

WAR DEG DEG AH : Raysal Wasaarihii oo Goordhaw iscasilay

Waxaa ku dhawaaqay inay is casileen Ra’iisul Wasaarihii dalka Maali iyo dhamaan xubnihiisii Golaha Wasiirada, kadib markii dalkaasi Maali ay ku bateen falalka la xiriira

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

DEG DEG DAAWO: Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere oo Goordhaw Ku Dhawaaqay War Argagax galiyay Shacabka Muqdisho

Afhayeenka Al Shabaab Cali Dheere oo Goordhaw Ku Dhawaaqay War Argagax galiyay Shacabka Muqdisho HALKAN KA DAAWO CALI DHEERE WAR NAXDIN LEH KU DHAWAAQAY

WARARKA Archives

DAAWO: Mudaharaad Muuse Biixi looga soo horjeedo oo Gilgilay magaalada Burco
- Apr 18, 2019
Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer waxaa Maanta ka qabsoomay banaanbax looga soo horjeeday xariga ay u gesyteen Ciidamada Soomaaliland Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon. Dadweyne farabadan oo ka kala yimid ...
Banaanbixii laga cabsi qabay inuu ruxo Muqdisho oo Fashilmay iyo Sababta Keentay
- Apr 18, 2019
Waxaa maanta fashilmay banaan bax la hadal hayay in uu ka dhaco magaalada Muqdisho, banaan baxan ayaana la tuhmayay in daaha gadaashiisa ka abaabulayaan Xisbiyo iyo siyaasiyiin dowlada Mucaarad ku ...
DHAGEYSO: Qaraxyada Muqdisho oo la ogaaday in ay ka dambeeyaan Masuuliyiin Caan ah iyo Fadeexad soo ifbaxday
- Apr 18, 2019
R/wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee soomaaliya Cali Maxamed Geeddi mar uu la hadlay TV-ga Universal ayaa ku tilmaamay qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ee la dhigga hareeraha waddooyinka ...
Qarax weyn oo goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay
- Apr 17, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Maqaayad ku taalla Nawaaxiga Saldhiga Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir. Qaraxaan oo ahaa ...
DAAWO: Aabaha dhalay Mooto Bajaajlihii lagu dilay Muqdisho oo Fariin murugo leh u diray Madaxweyne Farmaajo
- Apr 16, 2019
Dhawaan askari katirsan Ciidanka Ciidanka Dowladda Somalia ayaa muqdisho ku dilay wade Mooto Bajaajle ah kaasi oo dilkiisa uu ka dhashay banaanbax rabshado wata. Hadaba aabaha dhala wiilkaasi ayaa maanta lahadlay ...
DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo si qarsoodi ah u tagay Xarunta Ciidanka Taliska Booliska Somaliyeed “Muxuu lasoo kulmay?
- Apr 16, 2019
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay waxa uu kor meer ku tagay xarunta Ciidanka Booliska ee kumaanda Buluusiya, halkaasi waxa uu kulamo kula yeeshay Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliya. Madxweyne farmaajo ayaa ...
DAAWO: Madaxweynaha Puntland oo Markii ugu horeysa kashifay sirta ku aasan kufsiga sii baahaya iyo dadka soo abaabula iyo meelaha laga soo abaabulo
- Apr 16, 2019
Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay hadal u jeediyay jaaliyadda Puntland ee waddanka Imaaraadka Carabta, ayaa shaaciyay in xukuumaddiisu guddi xaqiiqa-raadina u saartay cidda soo abaabusha kufsiyada ku ...
Dil Argagax leh oo goordhaw ka dhacay Muqidisho iyo Masuul Caan oo lagu qaarjiyay
- Apr 16, 2019
Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaweyd qof shacab ah ku dilay Isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa Badweyntimes Usheegay in Askariga iyo ninkan uu dhaxmaray muran, ...

Next Page »