Home Arimaha Bulshada DHAGEYSO : Amina Muuse Wehliye oo Dowlada Farmaajo ugu Baaqday inay Aqoonsadaan...

DHAGEYSO : Amina Muuse Wehliye oo Dowlada Farmaajo ugu Baaqday inay Aqoonsadaan Madaxbanaanida Somaliland

6
0
SHARE

Saxafiyada caanka ah ee Aamina Muuse Weheliye ayaa waxaa ay dawlada Somaliya ay ugu baaqdey in aqoonsadaan madax banaaninada Somaliland isla markaana la ogolaado in ay go,aan oo ay noqdaan qaran madax banaan.

HALKAN HOOS KA DHAGEYSO CODKA

SHARE