Home Arimaha Bulshada Daawo: Goolashii Stoke City Vs Man United

Daawo: Goolashii Stoke City Vs Man United

5
0
SHARE

Kooxaha Stoke City iyo Man United ayaa isku mari waayay bar-baro 2/2 ah kulan ka tirsanaa todobaadkii 4-aad ee horyaalka Premier league.
Stoke city oo ayuu goolasha u dhaliyay xiddiga Eric Maxim Choupo-Moting oo laba jeer shabaqa soo taabtay halka United ay u kala dhaliyeen xiddigaha Marcus Rashford iyo Romelu Lukaku.
Kooxda Stoke city ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee soo taabata shaqa man United xilli ciyaareedkan horyaalka premier leageu iyada oo sidoo kale noqotay kooxdii ugu horaysay ee hakisay United

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

SHARE